Ku Raaxeyso Noloshaada (Somali Edition)($13.06 Value)

$13.06

Category -- Books
Share --

Buuggan Ku Raaxayso Noloshaada, wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahan tahay in aad qaaddo, si aad u heshid raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho! Buuggan kuuma sheegi doono oo kaliya sida lagu gaaro raaxada nolosha, balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku jaangoyn karto noloshaada. Dhammaan waxa ku qoran buuggan ma ahan mid ku dhisan qof fikirkiisa, balse wuxuu ka kooban yahay waxyaabaha saldhig (tiir) u ah farxadda. Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha.

Gtin 09780244873998
Mpn Refer To Sapnet.
Age_group ADULT
Condition NEW
Gender UNISEX
Product_category Gl_book
Google_product_category Media > Books
Product_type Books > Subjects > Self-Help